4 Xiddig Oo Ka Maqnaan Kara Liverpool Kulanka Man City.

0
25

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Liverpool waxay wajahaysaa dhibaatooyin dhaawac oo sii kordhaya, iyadoo afar ciyaaryahan ay qarka u saaran yihiin inay seegaan kulanka Man City ee maanta. Reds ayaa u safreysa Etihad Stadium iyadoo dooneysa in ay sii dheerayso hogaanka tartanka Horyaalka Premier League. Kooxda Arne Slot ayaa barbaro gashay labo ka mid ah seddexdii kulan ee ugu dambeysay, halka Wolves kaga badiyeen si dirqi ah.

Ciyaaryahanada Conor Bradley, Joe Gomez, Cody Gakpo, iyo Tyler Morton ayaa seegi doona kulanka Man City. Waxaa la filayaa in la qiimeeyo xaaladda Cody Gakpo ka hor kulanka maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here