Dhalinyarada Muqdisho oo taageeray qorshaha dowlada ee doorasho qof iyo coda.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Faysal Caraale Afrax ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada caasimada Muqdisho, asigoona kala hadlay u diyaar garowga doorashooyinka tooska ah ee dalka, ka qeyb qaadashada Nabadda iyo sidii ay dhalinyarada door ugu qaadan lahaayeen garab istaaga Dowladnimada Soomaaliya.

Warkaan waxaa soo jeedinaya-Abdifitah Moahmed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here