Talaalka xoolaha oo laga sameeyay deegaano hoostaga Kismaayo.

0
43

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Xanaanada xoolaha Jubbaland ayaa deegaanka Janaa Cabdalle ka sameysay Talalka Xolaha,

Talaalkan oo loo sameeynayay nuucyada kala duwan ee xoolaha waxaa goob joog ahaa wasiirka wasaarada xanaanada Xoolaha Jubbaland ito howl wadeeno ka tirsan wasaaradda.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here