Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waaxda warbaahinta maamulka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar ku saabsan tabinta doorashooyinka qof iyo codka ah. Tababarka oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay wariyayaal ka kala socday warbaahinnada ku yaal magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Warkaan waxaa soo jeedinaya:.Sadio Abdulkadir Yusuf