Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Jubbaland ayaa tababar ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, kaas oo lagu barayay la-dagaallanka xadgudubka jinsiga iyo doorka haweenka ee isdhexgalka bulshada.
Warkaan waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie