Maamulka Dhuusamareeb oo odayaasha dhaqanka ka codsaday inay la shaqeeyaan.

0
47

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Degmada, ahna Duqa Caasimadda, Mudane Abdirahmaan Ali Mohamed Geeda Qorow, oo ka hadlayay shir ay yeesheen maamulka iyo odayaasha dhaqanka, ayaa sheegay in maamulka ay si weyn u baahan yihiin in ay la shaqeeyaan odayaasha dhaqanka. Wuxuu intaas ku daray in maamulka uu diyaar u yahay inuu taageero dhaqanka isla markaana si dhow u wada shaqeeyo si loo hormariyo degmada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here