Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xaaladda abaarta ee deegaanada Galmudug

0
53

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa ka hadlay xaaladda abaarta ka jirta deegaanada Galmudug, isagoo si gaar ah uga dayriyey saameynta ay ku yeelatay dadka iyo duunyada.
Madaxweynaha ayaa ugu baaqay hay’adaha samafalka, dowladda federaalka, ganacsatada, iyo bulshada Soomaaliyeed in ay u istaagaan gurmad deg-deg ah si loo badbaadiyo dadka ay abaartu saameysay.
Wuxuu xusay in abaarahan ay sii xumeeyeen xoolo-dhaqatada iyo beeraleyda, kuwaas oo durba wajahaya xaalad adag.

Waxaa soo jeedineya:Ahmed Mohamed Jamac

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here