Madaxwaynaha Galmudug oo guddi heer wasiiro ah u magacaabay gurmadka abaaraha

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay guddi heer wasiirro ah oo ka shaqeyn doona arrimaha abaaraha iyo isku tashiga dadka iyo Dowladda Galmudug.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxwaynaha Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa magaacabay sagaal xubnood oo ka tirsan wasiiradda dowlad-goboleedka inay noqdaan guddiga gurmadka baraaha iyo isku tashiga bulshada deegaannada Galmudug.#

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here