Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hayada samafalka ah ee tadamun ayaa wajiga 4aad ee gurmadka deg dega ah waxa ay 1000 Qoysas oo danyar ah deeq raashin ah ugu qeybisay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir deeqdaan ayaana ka timid xarunta gargarka iyo hawlaha bini adanimada boqor salmaan ee boqortoyada sacuudi carabiya.
Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa warkan soo jeedinaya.