Hay’adda NIRA oo ka warbixisay qorshaheeda diiwaangelinta bulshada Galmudug

0
51

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Abdiwali Timacadde maareeyaha hay’adda Aqoonsiga iyo diiwaangelinta qaranka ee NIRA ayaa waxaa uu ka warbixiyay ujeedooyinka qaadashada Kaarka aqoonsiga qaranka. Isagoo sidoo kalena ka warbixiyay qorshaha hay’adda ee ku aaddan diiwaanglinta bulshada Galmudug.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here