Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan dowladda galmudug ,maamulka magalada dhuusamareeb ee casimada galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa qeebgalay.
Munaasabadan lagu daah furayey Xarunta shirkada Summad Digital Printing qabtay Dhuusamareeb ee Casimada galmudug.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.