Munasabad ay ku qalin jebinayeen arday bartay Culuumta Caafimaadka iyo Tiknoolojiyadda, oo Dhuusamareeb lagu qabtay

0
47

Munasabad ku qalin jebinayaan konton arday oo ka bartay Culuumta Caafimaadka iyo Tiknoolojiyadda ayaa lagu qabtay degmada Dhuusamareeb. Ardayda ayaa dhammeystay waxbarasho heer sare ah oo ku saabsan caafimaadka iyo tiknoolojiyadda, waxaana munaasabaddaasi lagu soo bandhigay guulahooda iyo horumarka ay sameeyeen intii ay barashada ku jireen.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here