Shirka looga hadlayay cadaalada degaanada Jubbaland oo lagu qabtay kismaayo.

0
40

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha Dastuurka maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada hoose ku qabatay shirka hoggaanka bahda cadaalada jubbaland kaasi looga hadlaayo caqabadaha ka jiro dhanka cadaalada iyo sidii wax looga qaban laha.
Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda cadaalada jubbaland ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland, Gudoomiyaha Maxkamada sare, Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida, Xeer ilaaliyaasha Jubbaland, taliyaha qaybta danbi baarista Booliska, taliyaha qaybta iyo asluubta Booliska jubbaland.

Hamdi Diriye Ali ayaa soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here