RW Somalia iyo Wafdi uu hugaaminayo oo Caasimada Qaahira kaga qeybgalaya Shir looga arinsanayo dib u dhiska Qaza.

0
38

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Raisulwaraha XFS ayaa socdaal ku tagay magalada Qaahira ee Casimada Dalka masar halkaas uu kaga qaybgalayo shir madaxeed aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxda ururka Jaamicadda Carabta.

Afhayeenka Xukuumadda, Farhan Jimale ayaa faahfaahinaya socdaalka Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo caawa soo gaaray magaalada Qaahira oo ay kaga qaybgalayaan shir madaxeed aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxda ururka Jaamicadda Carabta.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here