Tartanka Gooldhalinta Champions League oo meel xiiso leh maraya.

0
47

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartanka champions League ayaa dib u soo laabanaya caawa iyada oo ay jiraan kulamo badan oo xiiso leh.

Tartanka Gooldhalinta champions League ayaa meer xiiso leh maraya iyada oo xiddigo badan ku tartamayaan.

Xiddiga Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan champions League xilli ciyaareedkan isaga oo dhaliyay 9 gool.

Waxa ku xiga xiddiga Raphinha  kaas oo dhaliyay 8 gool tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Halkan Kaga Bogo xiddigaha Ugu Goolasha Badan champions League ilaa haatan:

Serhou Guirassy (B. Dortmund) 10 Gool

Robert Lewandowski (Barcelona) 9 Gool

Raphinha (Barcelona) 8 Gool

Vinicius Junior (Real Madrid) 7 Gool

Viktor Gyokeres (Sporting) CP 6 Gool

Erling Haaland (Man City) 6 Gool

Julian Alvarez (Atletico Madrid) 6 Gool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here