Aqoon kororsi ku Saabsan Habka waxbarida Mucallimiinta Dugsiyada Quraanka oo Dhuusamareeb ka furmay.

0
38

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Sheekhul Baladka Dhuusamareeb, Sheekh Cali Nuur Cilmi, ayaa daahfuray siminaar loogu talagalay macallimiinta dugsiyada Quraanka iyo xerta barata culuumta shareecada. Siminaarkan waxaa lagu baran doonaa habka ugu wanaagsan ee barida iyo barashada Quraanka.

Siminaarkan waxaa bixinaya Maamulaha Machadka Al-Caydaruus, Sheekh Cusmaan Ciise Salaad, waxaana lagu qaban doonaa Masjidul Jaamica ee Dhuusamareeb.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abullahi Abdulkhadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here