Madaxweynaha Galmudug oo dhagax-dhigay dhismaa Laamiga dhexmara Dhuusamareeb

0
49

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay mashruuc dib-u-dhis loogu sameynayo waddooyin muhiim ah oo caasimadda Dhuusamareeb ah.
Waddooyinkan, oo ay ka mid yihiin jidka weyn ee magaalada dhex mara iyo 10 waddo oo isku xira xaafadaha kala duwan, ayaa la filayaa inay wax ka wayn ka badali kara isku socodka magaalada iyo horumarka bilicdeeda.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here