Dhalinyaro is abaabulay oo sanadkii 6-aad oo xariir ah afurinaya boqolaal qoys danyar ah oo kunool Baydhabo

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyaro is abaabulay oo sanadkii 6-aad oo xariir ah afurinaya boqolaal qoys danyar ah kuna nool kaamamka barakacayaasha magaalada Baydhabo. Dhalinyaradaan ayaa si isxilqaan ah waxa ay ku.afuriyaan dadka danyarta ah iyo kuwa barakayaasha ah ee kujira xeryaha barakayaasha degmada Baydhabo xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka koofur galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here