Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbeddelka Cimilada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka kusoo xirtay dhir looga hadlayay saadaasha xilli roobaadka gu’ga ee sanadkan 2025.
Xubno ka socday wasaaradaha isbeddelka Cimilada maamul goboleedyada dalka iyo khubaro ku xeeldheer saadaasha Cimilada ayaa ka qayb-galay shirkan muddadii uu socday waxaana lagu wadaagay talooyin ku saabsan saadaasha Cimilada iyo xoorababka la filayo sanadkan.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidaahir Garaad Ali