Ururka Samadoon oo Wacyigelin Nabadeed Ka Sameeyay deegaanka Turbi ee Galbeedka Balanballe

0
37

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ururka Samadoon oo ah Team isku xilqaamay ka shaqaynta Nabadda ayaa Wacyigalin kasoo sameeyay Deegaanka Turbi ee Galbeedka Degmada Balanballe

Waxgaradka Deegaanka iyo maamulka Deegaanka turbi oo soodhaweeyay Team Samadoon ayaa uga mahadceliyay shaqada quruxda badan ee ay ka wadaan deegaanada iyagoo sheegay inay ka qayb ka shaqayn doonaan nabada iyo xasiloonida deegaanada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here