Xafiiska hay’adda NIRA oo laga furay Magaalada Gaalkacyo.

0
101

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa
Kulan iskugu jiray soo dhaweyn iyo Sagootin u sameeynayay Masuuliyin la socotay Hayadda NIRA iyada oo lagu shaaciyay in la furay xafiiska Hay’adda ee degamada Gaalkacyo

Waxaa ka qeyb galay Duqa Dagmada Galkacyo mudane Cabdirahmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo ay wehliyeen Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Iyo Baarlamaanka Galmudug, maamulka Gobalka Mudug agaasimayaal ka tirsan Dowladda Hoose , xubno ka tirsan golaha Deegaanka iyo wakiilada ururada Haweenka iyo dhalinyarada.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here