Deeq Raashin ah oo loo qeybshay qoysas ku nool degmada Xamar-jajab

0
80

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Xamar-Jajab ee gobolka Banaadir ayaa ku dhawaad 250 qoys oo ka mid ah danyarta ku nool degmadaas u qeybiyay raashin loogu talagalay bisha Ramadaan,

Deeqdan oo ay dadka danyarta ah ugu talagalay hay’add laga leedahay Cuman ayaa la gaarsiiyay qoysaskan.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here