Kulan looga hadlayay xoojinta nabada galbeedka gobolka Mudug oo Gaalkacyo ka dhacay.

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo kamid ah kuwa lagu xoojinayo nabadda Galbeedka gobolka Mudug waxaa lagu wareejiyay mid kamid ah dadkii dagaalka beelaha ku dagaallamay deegaannadaas lagu kala qabtay Masuuliyiin ka socday maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa ka qayb-galay munaasabaddan oo lagu xoojinayo nabadda deegaanno hoos taga Degmada Galdogob ee Galbeedka gobolkaas.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here