Maamulka degmada Cadaado oo magacaabay guddiga gurmadka abaaraha………….liibaan maxamad cabdi

0
44

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Cadaado oo ku dhawaaqay abaarta ka jirta degmada iyo deegaanada ku xeeran ayaa muujinaya xaalad adag oo deegaanka ah. Isagoonq magacaabay guddiga gurmadka abaaraha waxay qayb ka aha dadaalka lagu doonayo in laga jawaabo baahida degdegga ah ee dadka ay saameysay abaartu. Guddigaasi wuxuu ka shaqeyn doonaa sidii loo hubin lahaa in gargaarka loo gaarsiiyo dadka u baahan, iyadoo sidoo kale la sameyn doono qorshayaal iyo talooyin ku aaddan sidii loo xakameyn lahaa dhibaatada abaarta.

Taasi Waxay ay qayb muhiim ah ka tahay in bulshada iyo maamulka ay iska kaashadaan sidii looga hortegi lahaa saameynta abaarta isla markaana loo gaarsiin lahaa taageerooyinka muhiimka ah sida cunto, biyo, iyo daaweyn. Maamulka degmada Cadaado maadaama uu ku yaallo meel muhiim ah oo ku xeeran Waqooyiga iyo Badweynta Hindiya, waxaa loo baahan yahay in ay ku dadaalaan sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka abaaraha soo noqnoqda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here