DhuusamareebΒ (Radio Daar-Dheer)-Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shahaadada rasmiga ee Ururnimo Gudoonsiiyey Ururka ππ’ππ¨π°π π ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π oo soo buuxiyey shurudihii looga baahnaa.
Kulanka shahaadada lagu gudoonsiinyey Ururka ayaa waxaa ka soo qeyb-galay Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Abdikarim Ahmed Hassan, Gudoomiye ku-xigeenka, Mudane πππππ’πͺ πππ¬π‘π’π« πππ«πππ iyo qaar ka mid ah Xubnaha GMDQS
Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed