Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool duleedka gobolka Banaadir.

0
39

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool nawaaxiga gobolka Banaadir, iyada oo ka jawaabeysa baahiyaha dadka nugul inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Gargaarkan, oo ka kooban raashin kala duwan sida bariis, sonkor, bur, saliid iyo timir, ayaa loogu talagalay in lagu caawiyo boqolaal qoys oo wajahaya duruufo nololeed oo adag.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here