Howlgal looga hortaggayo shiditaanka dhuxusha oo laga sameyay Oodweyne.

0
55

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada maamulka Soomaaliland ayaa deganada hoos yimaado magalada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh ka sameeysay how gal loogo hortaggayo jarista Dhirta iyo shiditaanka dhuxusha.Howgalkaan ayaa waxaa wasaaradda ka garab siiyay ciidamada Booliska ee ka howlgala magalada Oodweyne ee Gobalka Daad-mareedh.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here