Madaxwaynaha Galmudug oo ku baaqay in loo gargaaro dadka abaaruhu saameeyeen

0
85

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmad Cabdi Kaariye Qoorqoor oo munaasabad madaxtooyada ka dhacday ka hadlayay ayaa ka warbixiyay muhiimadda ay leedahay in xilligan bulshada la caawiyo isaga oo sheegay in lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan ayna jiraan abaaro saamayn ku leh bulshada.

Waxaa uu madaxwaynuhu ku baaqay in la taageero dadaka tabarta yar ee ku nool deegaannada Galmudug kuwaas oo ay saamayn ku leeyihiin abaaraha deegaanka ka jira.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here