Qaybta labaad tartanka Qur’aanka ee xaafadaha oo degmada Guriceel laga daah-furay

0
26

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Tartanka Qur’aanka Kariimka qaybtiisa labaad ee waaxaha ay ka koobantahay xaafadaha degmada Guriceel ayaa laga daah-furay degmadaas.

Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda diinta iyo Awqaafta Galmudug oo uu ku jiro agaasimaha Degmada Guriceel u qaabilsan degmada Guriceel ayaa ka qayb-galay daahfurka qaybta labaad ee tartanka Qur’aanka waaxaha xaafadaha Guriceel.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here