Maamulka degmada Hodon oo kulan la qaatay dadka baahiyaha gaarka qaba iyo haweenka bilicda

0
62

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Hodan ayaa kulan afurin ah u qabtay dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo haweenka ka shaqeeya bilicda degmada. Kulanka ayaa looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa taageerada dadka baahiyaha gaarka ah iyo sidii haweenka ka shaqeeya nadaafadda loo siin lahaa taageero dheeraad ah. Ujeedada kulanka waxay ahayd in la adkeeyo wadashaqeynta bulshada iyo horumarinta degmada.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here