SODMA oo deeq gargaara u dirtay Degmada Cadale.

0
121

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda SoDMA ayaa Degmada Cadale iyo deegaanada hoos yimaada waxa ay u dirtay 10 gaari oo sida shixnad gargaar mucaawino ah, oo loogu talagalay shacabka dantayar ee kaoso barakacay abaaraaha

Waxaa goobjoog ahaa goobta gargarka laga dirayay masuuliyiin ka tirsan maamulka hirshabeele iyo xubnaha hay’adda Sodma.

Warkan waxaa faah faahineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here