Qaar kamid ah saxafiyiinta Galmudug oo tababar loogu soo xiray Dhuusamareeb

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa magaalada dhuusamareeb tababar ku saabsan kor u qaadida Xirfadda Wax-Baahineed ee Saxafiyiinta galmudug uga soo gab gabeeyay qaar ka mid ah wariyaasha magaalada dhuusamreeb.

Tababarkaan oo soconayay muddo saxed maalin ah ayaa waxa iska kaashaday golaha warbaahinta soomaaliyeed iyo Hay’ada UNTMIS

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here