Maamulka degmada Dhuusamareeb oo bulshada kadalbaday lashaqaynta hay’adaha amniga si loo adkeeyo nabad galayada.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka degmada Dhuusamareeb oo bulshada kadalbaday lashaqaynta hay’adaha amniga si loo adkeeyo nabad galayada.gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyasada magaalada Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan oo lahadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in loo baahanyahay in laga qaybqaato adkaynta nabadgalyada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here