Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyadoo Weli lagu gudo jiro Bisha Ramadaan ayaa waxaa jira dad badan oo wajahayaan Xaalado adag Maadaama aysan gaarin gargaarkii ay u baahnaayeen balse ay jiraan dad badan oo isugu jira Barakacayaal iyo danyarba la gaarsiiyey gargaar kala duwan.
waxaa soo jeedinaya : – Ahmed Mohamed Jama