Hay’adda 𝗡𝗜𝗥𝗔 oo kulan wacyigelin ah ku qabatay 𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼.

0
70

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Qaran ee Diiwaangelinta dadwaynaha  ee NIRA loosoo gaabiyo ayaa magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ay ku qabatay kulan wacyigelin ah kaasoo ay ka qaybgaleen masuuliyiin k atirsan maamumlka Koofur galbeed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here