Madax ka tirsan Galmudug oo Dhuusamareeb uga qayb galay furitaanka Tartanka Quraanka

0
61

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Cabdiraxman Cali Maxamed Geeda-qorow, duqa Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay munaasabaddan oo lagu daahfurayay tartanka tajwiidka kuraanka kariimka oo lagu aaddiyay 10 maalmood ee ugu dambaysa bisha barakaysan ee Ramadaan.

Maamulka Masjidka Khaaliq ee magaalada Dhuusamareeb ayaa soo qaban qaabiyay Dowradan oo lagu tartamayo 30ka jus ee quraanka Kariimka ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here