Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Samafalka Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Mohamuud ciise geladi
ayaa kormeer ugu tagay howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug, oo tallaal ka wada degaano hoos yimaada degmada Ceelbuur.
Talaalkan ayaa laga sameyay degaanka tuula ooman oo ka mid ah deegaanadaas.
Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali