Gabdho ku shaqeeya Xirfadda Cilaan Saarka oo bilaabay Caawiyaanta Qoysaska Danyarta ah ee xeryaha barakacaya dhuusamreeb

0
74

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyadoo maalmo kooban naga xigan maalmaha ciida fidriga ayaa Gabdho ku shaqeeya Xirfadda Cilaan Saarka wax ay xeryaha barakacaya magalaada dhuusamreeb bilaabay inay ka Caawiyaan Qoysaska Danyarta ah igo Gabdhahooda yar yar u sameeyaan Cilaan Saar Bilaash ah
Si baalmaha ciidda farxadda uga qeeb qaatan .

Waxaa soo jeedinaysa:Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here