Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay qoysas ku nool Degmada Cadaado

0
125

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiye ku-xigeen degmadda mudane Cabdixakiin Maxamed Cali (Shillin) oo ay Wehliyaan guddiga gurmadka abaaraha degmadda Cadaado ayaa maanta magaalada gudaheeda ka sameeyey raashin qaybin.

Deeqdaan oo iskugu jirta bur,bariis,sonkor,saliid ayaa waxaa la baxay dad muxsiinin ah iyo siyaasiyiinta deegaankan kasoo jeeda.

Waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here