Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-100 ka mid ah carruurta ku jirta xarunta agoonta gabadha ee degmada Boondheere ayaa waxaa dhar-ciid loogu qeybiyay, taasoo ay ka qeyb qaadatay hay’adda Akram Foundation. Deeqdan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu garab istaagayo carruurta agoonta ah si ay u helaan taageero iyo farxad xilli ciidda lagu jiro.
Waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed