In kabadan 350 Caruur agoona oo Ciidsiin loogu Sameeyey magaalada Carmo Ee Gobolka Bari

0
84

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)In ka badan 350 carruur agoon ah oo ku nool magaalada Carmo ee gobolka Bari ayaa loo sameeyey xaflad ciidsiin ah, oo ay soo qaban-qaabiyeen maamulka degmada iyo bulshada deegaanka.
Guddoomiyaha degmada Carmo, Inj. Maxamed Cali Shire, ayaa xusay in ujeeddadu tahay in carruurtu dareemaan farxadda ciidda, isagoo u mahadceliyay cid kasta oo ka qeyb qaadatay.

waxaana inoo soo jeedinaya Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here