Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Cilmi-Baarista Hidaha iyo Dhaqanka ee Gobolka Banaadir oo Soo bandhigtay Cilmi-Baaris Cusub.oo ku saabsma koboca dhaqaalaha iyo hormarinta bulshada,
Bandhigan waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, xildhibaano iyo xubno ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir.
Waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali