Gudiga doorashooyinka qaranka oo sheegay in mudo kordhin lagu sameyay wakhtiga diiwangalinta ururrada siyaasada.

0
72

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in muddo 21 cisho ah lagu daray waqtiga is-diiwaangelinta ururrada siyaasadeed, oo horey ugu ekaa 31-ka Maarso.
Dib-u-dhiggan ayaa ujeeddadiisu tahay sida ay sheegeen gudiga in ururradu helaan waqti dheeraad ah si ay u dhamaystiraan shuruudaha diiwaangelinta.

Waxaa soo jeedinaya: Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here