Maamulka Degmada Baydhabo Oo Deeq Xoola ah gaarsiiyey Qoysas danyar ah.

0
67

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)–Maamulka Degmada Baydhabo Ayaa Afurin u sameyey Kun Qof oo danyar ah oo ku nool kaamamka ku yaala duleedka Degmada Baydhabo waxeyna afurintaasi oo isuga jirtey Raashiin iyo Shan iyo taban neef oo Ari ah bixisey Dowladda Hoose ee degmada

Goobta Afurinta loogu samaynayey dadkan danyarta ay aheyd Shantarka Xaafada Isha goob joog ka ahaa gudoomiyaha degmada baydhabo Gudoomiya ku xigeenka aminga iyo siyaasada ee degmada Gudoomiyaha ururuka haweenka iyo masuuliyiin kale.

Waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here