Ururka Qab Guud Oo Deeq Ciidsiin Ah Gudoonsiiyey Caruur agoon Ah Oo Ku Nool Deegaanka Xaarxaar

0
40

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka Qab Guud ayaa deeq ciidsiin ah gudoonsiiyey caruurta agoonka ah ee ku nool deegaanka Xaarxaar.duleedka magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka mudug Deeqdan ayaa loogu talagalay in lagu taageero carruurta aan haysan waalidiin ama ehel wax haysta si loo xoojiyo daryeelka iyo ciidsiinta caruurta agoonta ah Gudoonsiinta deeqda waxay ka mid tahay dadaallada ururka ee ah in lagu caawiyo dadka baahan iyo in la taageero carruurta agoonka ah si ay u helaan farxadda ciidda.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here