Taliska Booliiska Guriceel oo soo bandhigay nin lagu eedeeyay dilka qof SHacaba.

0
117

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Taliska Booliiska degmada Guriceel ayaa soo bandhigay nin lagu eedeeyay inuu geystay fal dil ah oo ka dhacay deegaano hoos taga degmada Balanbale.

Dilka ayaa salka ku hayaa aanooyin qabiil oo ka taagan degmada Balanbale iyo deegaanada hoos taga. Taliska Booliiska degmada Guriceel ayaa sheegay in ninkaasi ay hor geyn doonaan hay’adaha garsoorka si loogu oogo dambiga loo haysto.

Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here