Madaxda ugu saraysa dalka oo umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda ciidul Fidriga.

0
89

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxwaynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaa uu ugu hambalyeeyay Munaasabadda ciidul Fidriga ee sanadkan 1446 Hijriya.

Madaxweynuhu waxaa uu umadda u rajeeyah inuu ka aqbalo acmaasha wanaagsan ee ay soo sameeyeen bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warkan waxaa faah faahineysa:Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here