Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Culimada iyo waxgarad ka magaalada Ceynaba ayaa codsaday in laga qeyb qaato dhismaha wajiga labaad ee Masjidka Jaamaca magaaladaasi oo hadda maraya meel wanaagsan.
Masjidka ayaa la dhameeyay qeybtiisa 1 aad iyadoo hadda la bilaabayo dabaqa labaad.
Warkan waxaa faah faahinaya: Liban Mohamed Abdi