Gudoomiyaha Dhalinyarada Dhuusamareeb oo Galmudug kacodsaday in Dhalinyarada Mihiga loo dhaweeyo waxbarashada.

0
54

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb Calas Cabdinuur Barre oo lahadlat Radio Daar-Dheer ayaa madaxda sare ee Galmudug kacodsaday in Dhalinyarada Mihiga loo dhaweeyo waxbarashada,si ay qayb kaga noqdaan dib uheshiisiinta bulshada Galmudug.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya-Bashir Mohamed Salad.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here