Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Guddoomiyaha degmada Hobyo mudane Cusmaan Axmed Cabdulle ayaa kaqayb galay xaflad kooban oo kadhacday xaafiiska dowlada hoose ee degmada Hobyo oo lagu soo gabagabaynayey tartanka quraanka kariimka oo ka socday magaalada hobyo bishii ramadaanka.
Xaflada intay socotay ayaa abaalmarino lagudoonsiiyey ardayda kaalmaha gashay tartanku intuu socday.
Warkan waxaa faah faahinaya:Liban Mohamed Abdi